Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadley Kulankii Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Abiy Ahmed + [ Muuqaal ]

Hargeysa (Awdaltoday):- Siyaasi Cabdilaahi jawaan ayaa waxaa uu ka Hadley sida uu u arko kulankii shalay ku dhex maray magaalada Addis Ababa madaxweynaha Somaliland iyo raysal wasaaraha Itoobiya

Cabdilaahi Jawaan waxaa uu sheegay in markii ugu horeysay ay Itoobiya sidii ugu qiimaha badneyd u soo dhaweysay madaxweyne Somaliland ka socda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *