” Xoolihii Saarnaa Markabkii Sucuudiga Ku Xayirnaa Dhimasho Ayey Bilaabeen..” Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]

Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah xisbiga Waddani oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu shaaciyey in aan wali xoolihii laga rogin markab Dhawaan ka shiraacdey dekada Berbera oo ku xayiran dekada Jiddah ee dalka Sucuudiga  isla markaana xoolihii saarna ay dhimasho bilaabeen

Cali Cantar waxaa uu  sidoo kale carabka ku dhuftey inay been cad noqotey  hadal dhawaan xukuumada Somaliland ka soo baxay oo  ay ku sheegtay in markabkaasi xoolihii laga rogay waxaana uu xukuumada ugu baaqey inay talaabo cad oo deg deg ah ay qaado

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *