Prof.Ahmed Abdi Ismail Oo Si Weyn Uu Falanqeeyey Buuga Kaabaha Akhriska Oo Isagu Qoray Isla Markaana Ku Soo Bandhigay Siilaanyo National Library Ee Magaalada Hargaysa.

Hargaysa(Awdaltoday) Cawayskii xalay iyo falanqayntii xiisaha lahayd ee buugga Tabaha Akhriska. Kulanka xalay wuxu madalihii hore kaga duwanaa iyadoo uu qoraaga buuggu Ahmed A. Ismail (Axmed-Faraj) jeediyey buugga, falanqayntiisana qayb ka ahaa.

Tabaha Akhrisku waa buug qofkii akhriya ka caawin kara hannaanka ugu habboon ee buug loo akhriyo loogana faa’iidayato.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *