Buuq Ka Dhashay Mooshin Saaka La Keenay Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Xildhibaano Golaha Ka Baxay + [ Muuqaal ]

Fadhigii saaka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa la keenay Mooshin ay saxeexeen xildhibaano kaas oo ah heshiis ay dhawaan gaadheen saddexda xisbi ee Somaliland isla markaana wax ka bedel lagu sameynaayo kominshanka doorashooyinka

Markii golaha keenay mooshinkaas waxaa golaha ka baxay xildhibaanada ka soo jeeda beelaha darafyada Somaliland kuwaas oo ku doodaya in Saami qeybsigii la saxo inta aan mooshinkan golaha la keenin

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *