Shir Ku Sahabsan Tiknoolajiyada Oo Markii Ugu horeysay Somaliland Lagu Qabanayo.

waxaa markii uugu horaysay Somaliland lagu qabanayaa shirka Horumarinta information communication Technology( ICT) oo ay hormuud ka tahay Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL
kaas o qabsoomi doona Magaalada Hargaysa 7-8/ 09/2019 Hotel Mansoor.

lifaaqa hoose ka eeg warkoo dhammaystiran

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *