Jaamacada Horn International Oo Munaasibad Soo Dhawayna Uu Samaysay Ardaydii Ka Baxday Dugsiyada Sare Ee G.Awdal.(Sawiro)

Borama(Awdaltoday) Habeenkii Xalay Waxay Jaamacada Caalamiga ah ee Horn Kulan u Qabatay Ardayda Kasoo Baxday Dugsiyada Sare Sanad Dugsiyeedka 2018-2019. Waxayna Jaamacadu Usoo Bandhigtay Kuliyadaha Ay Bixiso Jaamacadu.

Waxaana Halkaas Ka Hadlay Gudoomiyaha Jaamacada Horn Pro Mohamed Abdi Ismail, Haormuudyada Kuliyadaha Jaamacada oo si Balaadhan usoo Bandhigay Kuliyadaha Ay Bixiyaan

Sida

1:- Public Health Officer

2:- Nursing

3:- Human Nutrition

4:- Midwifery

5:- Laboratory

Waxa kale oo Ay Kulanka Lagu soo Bandhigay Qalabayada Iyo Alaabaha Lagu Qaato baraktikalka oo Arday Walba Loo Sharaxay.

Ardayda Kulankaasi Loo qabtay Ayaa siweyn Ugu Qancay Kuuliyadaha ay bixiso jaamacada horn o ay sheegeen inay tahay jaamacad tayadeedu ay aad uu sarayso

Isdiwaangalintu Waxay Ka Socotaa Xafiiska Jaamacada ee Ku Yaala Xalane.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *