Daawo Sawirada:- Madaxa Ugu Sareeya Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Ayaa Booqday Burco University.

Burco(Awdaltoday) Dr.Maxamuud Faarax Cigaal Gudoomiyaha Guud Ee Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation OO Uu Weheliyo Gudoomiyaha Somaliland Haayadaasi Ee Somaliland Prof.Axmed Cabdi Ismail Iyo Abdirahman Cali Cilmi ayaa Booqasho Ku Tagay Jaamacada Burco Iyaga Oo Markaasi Indhaha soo saaray Hanaanka Waxbarasho Ee Jamacadaasi Ka Socota.

Dr.Maxamuud Faarax Cigaal Gudoomiyaha Guud Ee Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Oo Socdaal Shaqo Ku Jooga Somaliland ayaa Mudada Uu Dalka Joogo Uu Ka Fulin Doona Mashaariic Iyo Waxqabadyo ay shacabku Ku Dirsadaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *