Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Oo Deeq Dawooyina Gaadhsiisay Isbitaalka Degmada Widh Widh.

Widh-Widh(Awdaltoday) Madaxa Ugu Sareeya Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Dr.Maxamuud Faarax Cigaal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa Gaadhay Deegaanka Widh-widh Isla Markaana Deeq Dawooyina Ku Wareejiyey Isbitaalka Degmadaasi Ku Yaala.

Madaxda Ka Socotay Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation ayaa Sidoo Kale Ka Qaybgalay Xaflada Furitaanka Cisbitaalka Degmada Widh-Widh Oo Markaasi Dhismihiisa La Dhamaystiray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *