Badhasaabka Gobolka Salal Oo Farogalin Qaawan Ku Haya Shaqada Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Xariirad.

Gudoomiyaha gobolka salal mawliid maxamud nuur oo kula kacay fal waxashnimo ah xoghayaha fulinta dawlada hoose degmada xariirad isagoo u maray xadhiga masuulkan sifo sharci daro zadhigaas oo ahaa mid uu kala shaqaynayay gudoomiyaha degmada xariirad oo caqabad ku ah shaqada xoghayaha
Mudo badan muran dhextaagnaa waxa shirqool looga dhigay in lagu eedeeyo amar diido uu sameeyey xogahayaha degmadu

Taas oo ah mid been abuur ah markii arintaas u hirgali wayday waxa dacwad sameeyey gudoomiyaha degmada gudoomiye xigeenka degmada oo labaduba yihiin beesha ciise mamulaha kastanka laanta degmada xariirad gudoomiyaha maxkamada degmada Xariirad intaasba waa dad kasoo jeeda beesha ciise waana reerka la isu dhaho ree ugaadh wax intaa dheer in gudsomiyaha gobolk salAl uu taageero siinayo beeshan mamulka degmada ka dhigtay mid dhaxaltooyo ah..

Hadaba waxa aad looga damqaday arinta xadhiga xoghayaha degmada jimcaale cumar muumin lagula kacay isaga oo shaqada xafiiska dhamaystay in badhasaabka gobolku degmada soo galo 12kii duhurnimo isaga oo telefan uu ka hagayo gudoomiyaha xariirad oo u ciil qaba xadhiga xoghayaha inuu arko

Deetana gaadhigii badhasaabku watay ayaa aqalka xoghayaha lagaga soo qaaday markii xafiiska dawlada hoose la keenay xoghayaha arin wanjal been abuur ah oo loo diyaariyay oo sharci daro ah ayaa qoorta loo gashay waxa amar dagdag ah lagu siiyay inuu furaha wareejiyo xafiiska xadhigna uu yahay gaadhigii saldhiga xariirad ayaa lagu qaaday waxan la geeyay saylac saldgiga saylac isagoo waaran maxkamdeed la marin hanti loo haystaana jirrin masuulkii xidhay ilaa imika kama daba tagin masuulkaa sharvi darada ku xidhan dadweynaha ree xariiradna arintaas aadbay uga qayliyeen waxana laga cabudhiyay inY saxaafada ka hadlaaan arintaasna waa mid ilaa imika dhinacyo badan kacdoono ka abuuri karta.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *