Deg Deg:- Golaha Wakiilada Puntland Oo Xilkii Qaaday Gudoomiyihii Golahaasi Xaalada Puntland Oo Jawi Kale Gashay+ Dagaal Laga Cabsi Qabo Inuu Dhaco

Waxaa hada xilkii laga qaaday Gudoomiyihii Gollaha Wakiilada Puntland Dhoobo-daareed 49 mudane ayaa ucodayey in xilka laga qaado , 4 mudane ayaa ka aamusay.

Waxaa lagu balamay in 14 october la qabto doorashada gudoomiyaha Barlamaanka Puntland .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *