Deg deg:- Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Puntland Oo Hada Ka Socda Badhan

Badhan(Awdaltoday) Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag waxa hada ka socda isu soobax lagaga soo horjeedo xilka qaadista gudoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdxakiim Dhoobo Daareed Iyo Weerarkii Xalay Lagu Qaaday Xarunta Barlamaanka Iyo Gudoomiyihii Xilka Laga Qaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *