Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Tageerayaashiisa Ugu Baaqay Isku Soo Bax + [ Muuqaal ]

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa taageerayaasha xisbiga Waddani  ee gobalka Maroodi Jeex ugu baaqay in beri 8 subaxnimo ay iskugu yimadaan xarunta dhexe ee xisbigaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa loo faro  fariimo mihiin ah oo uu sheegay in dalkan lagu bad baadinaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *