Deg Deg:- Masuuliyiin Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargaysa(Awdaltoday) Waxa Mardhawayd Xabsiga Loo Taxaabay Afhayeenkii Xisbiga Waddani Barkhad Jamac Baatuun Iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbigaasi Khadar Xuseen Cabdi Kadib Markii Uu Gudoomiyaha Xisbigaasi Ku Baaqay Mudaharaad Salmiya oo ay iskugu Soo Baxaan, Arintaasi ayaa xukumada Somaliland Siweyn Uga Soo Horjeesatay Waxa ayna Sheegeen Inay arintaasi ay ka Hor Taganayaan.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *