Daawo Sawirada:- Shirkada Meecaad Group Oo Shahaado Sharaf Sare Lagu Gudoonsiiyey Shaqo-Abuur ay Dhalinyaro Badan Uu Samaysay.

Borama(Awdaltoday) Shirkada Meecaad Group Oo Ka Mida Shirkadaha Ganacsi Ee Ugu Waa Weyn Somaliland ayaa Kaalin Muuqata Ka Qaadatay Shaqo Abuurka Dhalinyarada Somaliland Taasi oo ay Shirkadu  Ku Mutaysatay Shahaado Sare Oo Lagu Gudoonsiiyey Dadaalka Balaadhan Ee ay Masuliyiinta Shirkadaasi Ugu Jiraan Shaqo Abuurka Dhalinyarada Da’da Yar.

Ganacsade Cumar Adan Miicaad Oo Ka Mida Masuuliyiinta Ugu Saraysa Shirkada Meecaad Group ayaa Ka Mahadceliyey Shahaado Sharafta La Gudoonsiiyey Waxa Uuna Yidhi” Shaqagalinta dhalinteena u baahan shaqadu maaha masuuliyad ay leedahay cidgaari.
Aadban uuga mahad celinayaa hayada SOS xaflada aadka u bilan iyo abaalmarinta ay ku maamusen shirkadda MEECAAD GROUP sida ay uga qaybqaaten mashruca Next economy ee shaqasiinta ah . waxaanan u fahmaynaa kasii badiya intaa”.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *