Raaligelin La Siiyey Mayirkii Hore Ee Borama Maydhane+Se Maxay Tahay Sababtu?

Raaligelin La Siiyey Mayirkii Hore Ee Borama Maydhane+Se Maxay Tahay Sababtu?

Shabakada Saxilnews Waxay Raaligelin Ka Bixinaysaa War Si khaldan ay ubaahisay maalintii Arbacadii 16 feraayo 2020 Mayarkii Hore Degmada Borama Maxamed Xuseen Maydhane Kaasi oo sheegay inay laalus waydiiyeen Hanti dhawrka Qaranku Markii uu duqa ka ahaa Magaalada Borama .

Anagoo ah maamulka Shebekada Wararka Saxilnews.com waxaan ka raaligelinaynaa Duqii Hore Borama Iyo Xafiiska hantidhowrka Qaranka Somaliland Warkaasi oo shebekadu baahisay balse ahaa war aan la hubin dhamaan cid kasto uu gaadhay waanu ka raaligelinaynaa waa khalad naga dhacay shebekad ahaan .

Alla Mahad Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *