Borama:- Magaalada Borama Oo Lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Caleemo Saarayo Jiif Caaqil Cabdi Xaashi Sh.doon Oo Ka Mid Noqon Doona Bahda Dhaqanka Ee SL.

Borama:- Magaalada Borama Oo Lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Caleemo Saarayo Jiif Caaqil Cabdi Xaashi…

Daawo Sawirada:- Shirkada Dahabshiil Group Oo Kaalin Muuqata Ka Qaadatay Qabsoomida Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 18aad Ee Jaamacada Camuud.

Borama(Awdaltoday) Shirkada Dahabshiil Group Ee Iskugu Jirta Somtel,Edahab,Dahabshii iyo Dahabshiil Bank ayaa Siweyn Uga qayb qaadatay…

Infectionka ku dhaca naaska hoyada nuujisa maxaa sababa? By:- Dr.Mona Mahamed

infection kan waxa loo yaqaanaa (infective lactational mastitis), waxa uu ku dhacaa hooyada naas nuujisa. Inta…

Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Oo Deeq Dawooyina Gaadhsiisay Isbitaalka Degmada Widh Widh.

Widh-Widh(Awdaltoday) Madaxa Ugu Sareeya Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Dr.Maxamuud Faarax Cigaal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo…

Daawo Sawirada:- Madaxa Ugu Sareeya Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation Ayaa Booqday Burco University.

Burco(Awdaltoday) Dr.Maxamuud Faarax Cigaal Gudoomiyaha Guud Ee Haayada Samafalka Ee Amoud Foundation OO Uu Weheliyo Gudoomiyaha…

Jaamacada Horn International Oo Munaasibad Soo Dhawayna Uu Samaysay Ardaydii Ka Baxday Dugsiyada Sare Ee G.Awdal.(Sawiro)

Borama(Awdaltoday) Habeenkii Xalay Waxay Jaamacada Caalamiga ah ee Horn Kulan u Qabatay Ardayda Kasoo Baxday Dugsiyada…

Awdal: Dallada Horumarinta Deegaanada Bariga Awdal Oo Maanta Dhagaxdhigtay Mashaariicda La Fulinaayo Sanadkani.

Awdal: Dallada Horumarinta Deegaanada Bariga Awdal Oo Maanta Dhagaxdhigtay Mashaariicda La Fulinaayo Sanadkani.

Maayirka Boorama waxa ka culus awoodda kursiga uu ku fadhiyo..By:- Abdirahman Aburaas

Maayirka Boorama waxa ka culus awoodda kursiga uu ku fadhiyo.. By.Abdirahman Aburaas Maayirka magaallada Borama saleeban…

Daawo:- Jaamacada Camuud Maxay Ka Tidhi Inay Hoosu Dhac Ku Yimiday Ardaydii Gobolada Bari Uga Iman Jiray.

Daawo:- Jaamacada Camuud Maxay Ka Tidhi Inay Hoosu Dhac Ku Yimiday Ardaydii Gobolada Bari Uga Iman…

Shir Ku Sahabsan Tiknoolajiyada Oo Markii Ugu horeysay Somaliland Lagu Qabanayo.

waxaa markii uugu horaysay Somaliland lagu qabanayaa shirka Horumarinta information communication Technology( ICT) oo ay hormuud…